Muqdisho iyo Ammaan Xumo!

_76132235_470925119
Dad badan baa rajo weyn ka qabay in xaaladda Muqdisho ay wax badani iska baddali doonaan kaddib doorashadii madaxweynenimo ee Sebtember, 2012-dii hase ahaatee wax is baddalay oo xusid mudan weli ma dhicin. Aniga sidaan u arko, dawladda madaxweyne Xasan Sheekh ee labada sano jirsatay faylka waxqabadkooda illaa iyo hadda wax la taaban karo, oo aan guuldarro iyo isqabqabsi aheyn looma diiwaangelin. Haddaan eegno sida maalmahan uu ahaa xaalka Muqdisho iyo dilalkii ka dhacay waxay caddeyn u noqonayaan in aan xaaladda ammaan ee Muqdisho waxba iska baddalin in ay sii xumaato mooyee.

Sababo fara badan baa ugu wacan arrintan. Sida caadadu ahayd xukuumaddii la soo dhisay ma laheyn qorshe ku aaddan wax ka qabadka xaaladda Muqdisho. Marka laga soo tago iyagoo magacaabista iyo dhismahooda uu dhowr bil dib u dhacay, waxaa hawsha ugu badan oo la qabto ay aheyd shirar ammaan looga hadlayo iyo waddooyinka qaarkood oo dhagxaan lagu xiro.

Illaa iyo Maanta oo aan markhaati u noqonnay weerarkii argaggaxa lahaa ee Villa Soomaaliya waxaan arkaynaa in waxqabadka dhanka amniga ah ee dawladda ee ku aaddan amniga Muqdisho uu aad u yar yahay. Haddii ammaanka madaxtooyada la ilaalin waayay oo ay suuragal noqotay in si sahal inta loo weeraro gudaha loogu dhaadhaco waxaa caddaatay in dawladda madaxdeeda, shaqaalaheeda iyo shacabkeedaba aysan damaanad qaadi karin amnigooda.

Aragnay halka la joogee maxaa xal ah? Dadka masuuliyadda xambaarsan waa in ay su’aashan is weydiiyaan. Xildhibaan kasta oo rabaa inuu si sharaf leh xilkiisa u hayo, si nabadgelyo lehna u noolaado waa inuu inuu ka shaqeeyaa sidii xukuumadda loogu riixi lahaa in ay shaqadeeda si wanaagsan u gudato. Wasiir kasta oo ku hanweyn inta uu xilka hayo inuu inta wixii lacag ah oo urursan karo inuu urursado kaddibna iska tago waa inuu maanka ku hayaa in amnigiisu uu halis ku jiro.

Inta madaxweynaha, guddoomiyaha baarlamaanka iyo raysulwasaarahoodaba ay caweys ku wada kulmayaan oo shaqada hortaalla inta tankeedu la’egyahay ogaalkoodu uu ku yar yahay ama inta laga helayo xukuumad hawsheeda si wanaagsan u qabsata oo leh qorshe cad oo tusaya sida ay u xaqiijin laheyn hawlaha hor yaalla, iyo inta askarta Soomaaliyeed ay gawaarida dhacabka shaxaad weydiisanayaan oo ay la’yihiin cid hawsha ay hayaa waxaan laga bixi doonin dhacdooyinka anfariirka leh ee maalin kasta aan aragno.

Waxaa in laga gudbaa ay tahay in masuul kastoo xilkiisa ku fashilma in mid kaloo ka sii muhiimsan loo dhiibo. Habka ka shaqeynta amniga dawladda ee hadda ku kooban ka jawaab celinta dhacdooyinka amni darrada taasoo iyada lafteedaba aan wax faa’iido ah oo illaa iyo hadda laga keenay aysan jirin. Siyaasadda iska indhirka xaaladda lagu sugan yahay ee hadda lagu shaqeeyana waa in inta laga garaadsado masuuliyad garasho iyo waxqabad loo kacaa taagtuba ha yaraatee!

Inta caddaaladdu Maqan Tahay!

Injustice-lights-framed-dreamstime_xs_19885693

Dawlad kasta shaqooyinka ugu horreeya oo ay dadkeedu ka rabaan waa hirgelinta nidaam garsoor oo dadka kala haga, qof kastana xaqa uu leeyahay u dhowra. Tani waxaa caddeyn u ah garsoorka oo laga dhigay tiir gooni u taagan oo kamid ah tiirarka dawladda. Si hufnaanta shaqadiisu ay wacnaatana iyadoo la raacayo mabda’a kala saaridda awoodaha (Separation of Powers) waxa uu garsoorku yahay mid ka madax bannaan saameynta qeybaha ka soo haray ee dawladda sida Sharci Dejinta iyo Fulinta.

Tan iyo intii aadanuhu bartay nidaamyada ismaamulka ama dawladnimada qaab kasta ha lahaadaane, jiritaankiisa waxa uu ku tiirsanaa habka caddaaladda looga fuliyo meelaha ay awooddoodu maamusho. Xasilloonida iyo midnimada ummad walbaa waxaa taageera sida wanaagsan ee ay xubnaheedu isula nool yihiin oo aan cidna cidda kale ugu xadgudbin, haddii ay dhacdana tallaabooyinka uu qaadayo nidaamka garsoorka si xuquuqaha dadka ay leeyihiin loo dhowro.

Sidii duulba duul ugu tumanayay baan waxaan soo gaarnay heer Soomaalideenna qaarkeed aan la isa tusi karin. Waxaa la billaabay in reero reero la isu bahaysto oo caddaaladdii la is lahaa waxaa laga helayaa dhanka garsoorka dawladda lala aado dhinaca reeraha oo dabadeedna reerka loo isticmaalo xoog dawladda lagaga helo xaqa dadku ay leeyihiin ama lagu duudsiyo xaqa kuwa kale.

Aan tusaaleyno habka uu u shaqeeyo nidaamkeenna garsoorka ee hadda dalkeenna ka shaqeeya. Marka dacwad aad faraha la gasho si kasta oo aad sharciga inaad raacdo u jeceshahay, waa inaad raadisaa rag beeshaada ka mid ah oo xafiisyada ay arrimahaagu kaa ku xiran yihiin ka shaqeeya. Haddii aadan qof ka aqoon xafiisyada ay danuhu kaaga xiran yihiin xaqaaga si sahal ah baad ku weyneysaa.

Waxaa kaloo la arkaa in ciidamada dawladda, iyagoo ku hadaaqaya la dagaallanka kooxaha argagixisada ah, in ay dad tiro badan si aan kala sooc laheyn u soo xiraan. Marka la imaado xabsiyadana qof kasta sidii xoolo oo kale in loo iibsado! Waxaa kaloo yaab leh in qofka la xirayaa aan laga fiirin ma dambi buu faraha kula jiray? Oggolaanshaha soo xiristiisa maxkamad amar ma ku bixisay? Su’aalahaas iyo kuwa kaloo kabadan iyadoon la is weydiin baa la iska soo xiraa.

Arrintan aan kor ku soo xusnay waxay fududaysay in qofba qof kasta oo uu danihiis ka waayo isagoo adeegsanaya awoodaha dawladda oo ay ugu horreyso ciidamada in uu siduu rabo ka yeelo. Haddii aad qof intaad ganacsi ku tartanteed ku soo gaari waayay intuu askar soo kaxaysto yuu xarumahaaga kaa xiri karaa amaba xabsi ku dhigi karaa.

Iyadoo xaalku uu sidaas yahay baa qof kasta oo inta dulmiyo xaqiisa u diriraya waxaa lagu eedeeyaa inuusan dalkiisa jecleyn, inuu halis ku yahay midnimada qaranka ama uu horumarka dalka uu ka soo horjeedo. Yaabnaye, horumarka la sheegayaa muxuu yahay? Inta sidaas aan ku sii soconno oo dad badan oo lagu gardarrooday aan xaqoodii la siin Soomaali iskuma qalbi furnaanayso midnimo iyo xasillooni waarta in la gaaraana waa mala’awaal aan runta marna u dhaweyn! Waxaana horay loo yiri “Inta caddaalad darradu ay tahay xeerka lagu dhaqmo, is difaacana wuxuu ahaanayaa waajibka keliya ee in qabto ay tahay”

 W.Q.: Xasan Cabdi Xasan

Somali Business: Achievements, Challenges and Opportunities

Businesses are essential in life for being the backbone of the nation’s economy. After the collapse of Siyad Barre’s administration, Somali businesses created a mass number of employment opportunities and represented the most uninterrupted source of income for a large number of the population and helped the recovery of population’s living standard after every fall and breakdown.

Also, businesses in big cities such as Mogadishu covered basic needs of the community such as food, water, electricity, telecommunication and transportation. Businesses’ wealth contributed in saving hundreds from hunger not only in the way they donated more money to the needy but every businessman took care of his family and relatives and helped them survive.

Whilst, the country was in the most troublesome situations businesses remained in function to overcome every challenge and worked through wars and the risky situations that accompanied it. For some cases, local businesses were exposed to robbery and they were forced to hire heavily armed security personnel to help them protect their assets, premises and facilities. Or in another cases, businessman from a certain region cannot beat other businesses in market competition in another regions other than his origin. Other times, there were no regulations or ‘Rule of Game’ in the market. Market competitions scenarios sometimes ended in gun fights, where the survivor is decided by who’s got the most armed militia in the territory under operations not determined by rules of supply and demand or competitive advantages.

When Somalis do business abroad they face difficulties that hinder their operations. Business centers are robbed and employees or owners killed in the process. There is no well-functioning government that can protect citizen’s business interests in foreign soils. So we see what happens in South Africa.

In addition to that, outlaw situations helped to the rise of selfish business syndicates and cartels that have the control of the most economic activities in the nation. These outlaw business tycoons did everything to make them generate the most amounts of profits. They traded and still trade poor quality goods, uncensored medical products and other goods that have unhealthy impact on the consumers. What they have in mind is to minimize all costs and maximize profits.

There are several opportunities for businesses in Somalia. First, the availability of certain unsaturated niche markets that businesses can work on, while the number of untapped opportunities in every market is endless. More needs of the community still needed to be satisfied. With a burning desire and creativity business people can capitalize on that opportunities and make a lot of money. Another opportunity is the availability of all human resources that every business needed at a considerably low cost.

The New Direction for Somali Business

 With all opportunities of Diaspora investment available, local business people do business in a disorganized manner. Most businesses intend on selling finished goods imported from other countries. There are a large number of products that we can produce here at our home. Installing small-scale industries is something our businesses can do. In other words, businesses must try to import more capital goods than consumer goods that will contribute in the production of other commodities. These will help the local people get more jobs and producing what covers the local needs at lower costs and also increases the export income of the nation. As we always pay a lot to foreigners, this will give us a chance that they will pay back something to us.

In the purchasing power of the Somali community there is a great component of remittance, the billions of dollars that are transferred every year from abroad help a lot of families in Somalia to live and do business.

There is a reality that this remittance money will dry up someday as old Somali generations who lived abroad turn out to be retired and replaced by young migrants who was born in the West or went there at a young age and bred with Western individualist ideologies. Their father and mother were the access point to their country of origin and relatives. Once they are dead, the connection fails automatically since they do not have another reason to connect with.

Moreover, there are certain requirements when businesses intend to go on making a giant leap in production and industrialization that our businesses today, if they have the desire can afford. These are as follows:

  • Raw materials
  • Human Capital
  • Game-plan
  • Initial Investment

So, local businesses should consider investing in the agricultural, livestock and fishery sectors. With the help of the local money we can improve the economy of the country. Farmers, livestock breeders and fishers need investment funds from our businesses to run their business production operations. What they produce should cover the local needs and can be part of the country’s export business, or can create raw materials for urban industries. When all these are achieved they will build motives for increased long-run productions and improved life-standards.

Finally, business should behave as stake-holders in the country by considering what the society needs not only their sole profits. Also, businesses can help government rebuild the country by paying taxes or supporting in the rehabilitation of basic infrastructures.

Patriotism – A Lost Value in the Somali Citizen!

How many times do we describe someone’s actions as selfishness, negligent to the common interest and destructive to the nation’s welfare?

Let me give you a concerned person’s answer. In Somalia we see it daily – if not every hour that there are times when citizens act in certain ways that create a suspicion on whether they care their country or not. Somalis can be seen as people that do actions against their loyalty to their country.

Here is a reality that mostly hurts. When all individuals lack the spirit of patriotism or the level of patriotism is very low, the country is facing a catastrophic disaster of anything from poor governance and corruption and threats from internal and external enemy. In order to prevent all these weird things to happen we need to have a patriotic citizens that love their country, care their people and sacrifice individual interests to achieve the common interest.

People in other parts of the world as well as those in the neighboring countries respect all values of their countries, which defines their patriotism. The patriotism is the social value, which our community has lost and with effect suffers from negative impact of it.

There are several reasons for why Somali people present poor patriotism.

  1. The social structure of our people depends mostly on tribalism where everybody descends from a certain clan and settles in specific location. Our ancestors used to be pastoralists and used to migrate from a place to another in order to look for graze lands for their animals. This part of our history creates categories of people, who do not have hometowns they belong because they spent most of their lives on travelling for graze.These types of people do not have or cannot develop a passion for the place he or she lives and after all cannot have a solid patriotism other than the belief of his bloodline connection with his or her clan members. When it comes fighting for a cause, thse types of people might think the interest of their clans than the national interest. To them, the clan is a prime objective because it is the only social insurence a clan member may have. To get a job one have to secure membership from a powerful clan and political escalation goes through this.
  2. Somalia have been in civil war for decades and clanish feuds grew mountains.We faced life challenges and every person tried survival regardless of legitimacy of the acts, or if the individual based interests can be good for the interest of the nation. This difficult era created unlimited risk and challenges in our lives and brought down the pillars of the community and clouded our responsibility towards our country.
  3. Individuals learn their values form their family, schools and community. Our families, or at least most of them do not give a try to teach their children the value of their country either they claim that they do not have the time (lame excuse) or they do not think that teaching patriotism worth their effort (ignorance). Our schools, on the other hand, have exported curriculum, a necessary evil, that does not contribute to develop student’s learning in the values of their countries.

    Finally, a majority of the population do not have the chance or the opportunity to go to schools leaving them ignorant and uneducated. These people hit the market daily. They strive to get something to eat and in their jungle nothing is prohibited.

    Thus, there is no public institutions that promote the national interest in order to make the citizens love their country. The citizens’ love of their country may create the stability of the country, development and unity.

    By: Hassan Abdi Hassan